Inta badan, waxaan u Adeegsana sameecadaha(Earphones) dhegaha ujeedooyin kala duwan. Haddi ay noqoto dhegeysiga muusiga aan jecelnahay ama Soo wicida (Calls) Iwm, Samecada dhegaha (earphones) ayaa noqotay qayb weyn oo Waxyeelo Leh , gaar ahaan inta lagu jiro Fasaxyada(Holidays) Jiilka soo koraya waxa ay had iyo jeer ku hawlan yihiin talefankooda gacanta, iyaga oo si joogto ah u isticmaala sameecada dhegaha. Mararka qaarkood, xitaa way isticmaalaan Earphoneska marka ay wax baranayaan. Si kastaba ha ahaatee, tani waa caado qaab nololeed aan caafimaadka u wanaagsanyen , taas oo burburin karta jidhkaaga iyo maskaxdaada. 1. Caabuqa Dhegaha (Ear Infection) Sameecada dhegaha ayaa si toos ah loo Galiyaa/Xiraa kanaalka dhegta waxayna Keeni kartaa xannibaadda marinka hawada ee dhegaha. Xannibaadani waxay noqon kartaa sabab caadi ah oo keenta noocyo kala duwan oo caabuqa dhegaha ah. Isticmaalka sameec...
Nabadi korkaaga ha ahaato ku soo Dhawoow Maqaalkeena Maanta