Skip to main content

Posts

Showing posts from August, 2022

FAA'IDADA TIMIRTA

  Salaam Dhalinyaro Kusoo dhawoow maqaalkeen maanta , Halkan maanta waxa aynu Ku Falanqayn doona Faaidooyinka Ay Leedahay Timirta Si Toosa ayaynu U qodobayn doona         ! AKHRIS  WACAN   Tijaabo iyo cilmi baadhis lagu sameeyay timirta waxaa lagu ogaaday in timirta laga helo faaiido iyo waxtar iyo dheef badan oo aan la koobi karin. Waxaad hoos ka akhrisataan waxtarka badan ee timirtu leedahay. Waxaa la odhan karaa timirtu waxay daawo u tahay wax kasta. Waana cuntadii Rasuulku (scw) ugu jeclaa.  1• Timirtu waxa ay  dhinta ama yaraysa kalastaroolka dhiigga ku jira sabatoo ah waxaa timirta laga helaa maaddo la dhaho Pectin oo halbowlaha dhiigga ka ilaalisa inuu isku dhego ama xidhmo kadibna uu joogsado wareegga dhiiggu.  2•Sidoo kale, timirta waxaa ku jira maaddo kale oo la dhaho fluorine (fluoride) taasoo ka hortagta suuska ilkaha Timirtu waxay jidhka (jirka) ka difaacdaa ama ka dhawrtaa sunta waayo timirta waxaa laga helaa s...

About Us

Salaam Dhalinyaro, Magacaygu waa Mohamed. Waad ku mahadsantahay soo booqashadeena Halkan waxa aan kusoo Gudbiyaa maqaalo Faa'ido leh  Waxaanna rajeyn doona  inaad Waxbadan ka faaidi doonto Hadii aad ka cabanayso wax  Cillado ah Gujji Meesha ay ku xardhantahay (contact us) . Sidoo kale wixii talo iyo tusaale ah Waxaad nagula wadaagi  kartaa Dhanka Comments                                                              MAHADSANIDIN

Disclaimer

  Disclaimer for Maqaalka maanta If you require any more information or have any questions about our site's disclaimer, please feel free to contact us by email at Mohamedcazkaofficial@gmail.com Our Disclaimer was generated with the help of the Free Disclaimer Generator. Disclaimers for Maqaalka maanta All the information on this website - https://maqaalkamaanta.blogspot.com/?m=1 - is published in good faith and for general information purpose only. Maqaalka maanta does not make any warranties about the completeness, reliability and accuracy of this information. Any action you take upon the information you find on this website (Maqaalka maanta), is strictly at your own risk. Maqaalka maanta will not be liable for any losses and/or damages in connection with the use of our website. From our website, you can visit other websites by following hyperlinks to such external sites. While we strive to provide only quality links to useful and ethical websites, we have no control over ...

Privacy policy

  Privacy Policy for Maqaalka maanta At Maqaalka maanta, accessible from https://maqaalkamaanta.blogspot.com/?m=1, one of our main priorities is the privacy of our visitors. This Privacy Policy document contains types of information that is collected and recorded by Maqaalka maanta and how we use it. If you have additional questions or require more information about our Privacy Policy, do not hesitate to contact us. This Privacy Policy applies only to our online activities and is valid for visitors to our website with regards to the information that they shared and/or collect in Maqaalka maanta. This policy is not applicable to any information collected offline or via channels other than this website. Our Privacy Policy was created with the help of the Free Privacy Policy Generator Consent By using our website, you hereby consent to our Privacy Policy and agree to its terms. Information we collect The personal information that you are asked to provide, and the reasons...

DHAFARKA

DHAFAR ka badan iyo hurdo la’aanta waxaa laga dhaxlaa dhibaatooyin badan oo kala duwan. Maadaama caalamku is badalay oo habeenkii iyo maalintii isku mid noqdeen xaga dhaqdhaqaaqa waxaa aad u soo baxay dhibaatooyin badan oo la xiriirta hurdo la’aanta ama dhafarka habeenkii taasoo na dareensiineysa ahmiyada hurdada iyo faa’idooyinka caafimaad ay hurdadu wadato. Fikrada khaldan ay dadku qaar aaminsan yihin ayaa ah, haduu qofka habeenkii soo jeedo, maalintiina uu hurdo in ay ku filan tahay oo uu faa’idadii hurdada helay. Dadka habeenkii shaqeeyo ama dhafro waxay la kulmaan dhibaatooyin ka dhashay culeys saarista jirkooda oo u baahnaan lahaa xilli nasasho tanne waxay dhalisaa dhibaato dhowr, waxaana ka mid ah: • Hurdadu waxay kobcisaa difaaca jirka waxay awood dheeraad ah iyo firfircooni siisaa unugyada jirkeeda ee eebe ugu tala galay inay ka hortagaan waxyaabaha jeermiska ah, sidaas awgeed dhafarka iyo hurdo la’aanta joogtada ah waxay keentaa in qofka jirkiisu uu i...